Madaxweyne Xassan Shiikh oo safarkiisii 8aad ugu ambabaxaya dalka dibediisa

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaalkiisii Safarkiisii 8aad ku tagaya Dalka Uganda tan iyo markii xilka dib loogu doortay bishii May. Xassan Shiikh ayaa waxaa Kambala uga bilaaban doonto booqasho qaadan doonta laba maalmood sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. Labada Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Yoweri Museveni ayaa shir guddoomin doona shir-madaxeedka … Continue reading Madaxweyne Xassan Shiikh oo safarkiisii 8aad ugu ambabaxaya dalka dibediisa